Toogasho lala beegsaday dad ajnabi ah oo ka dhacday Magaalada Macerata (Daawo Sawirro)

Nin hubaysan gaari uu watay rasaas kaga soo furay dad marayay wadada hareeraheeda magaalada Macerata ee bartamaha waddanka Talyaaniga Toogashadan oo lagu dhaawacay illaa shan qof  ayaa waxa ay ka dhacday qeybo kala gadisan oo ka tirsan magaalada, oo ay ka mid tahay meel u dhaw xarunta tareennada laga raaco. Maayorka magaalada ayaa fariin uu … Continue reading Toogasho lala beegsaday dad ajnabi ah oo ka dhacday Magaalada Macerata (Daawo Sawirro)